Aragtiinka asaasiga ee kalkulaska abynan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(xis.) Aragtiin tibaaxaysa xiriirka ka dhexeeya abyan iyo xigsinayn, taas oo ah, haddii abyanka f(x)dx uu jiro, iyo urliba fansaarka f(x) uu jiro f'(x) = f(x) marka a x b; marka f(x)dx = F(b) - F(a).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aragtiinka asaasiga ee kalkulaska abynan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg