Abyood

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Ku a.: ficil isla weyni iyo xadgudub leh cid kula kicid; gardarreysi qof.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abyood

aabyood | maag | daltabyood | kabaabyood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg