maag
(m.l)1. Daandaansi; gardarro; abyood. 2. ld maagid.
maag
(m.l) (-gag, m.l)1. Xad, xuduud. 2. ld maagid.
maag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)1. Qof gardarraysasho. 2. Doonid ama damcid.
maag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1)Wax cabsi dartii uga dheeraansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maag ↴
ogaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
1. ld ogaal, ogaansho. eeg og.
2. Ulakac; kas, maag. O. buu u yeelay: kas
buu u yeelay. ogaal, ogaansho, ulakac, kas, maag
maagasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maago.
maageer [m.l] (-rro, m.dh)
Deyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar¹, waageer¹, weegaar¹.
maageer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Dhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar², weegar², waageer².
maageeran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay)
Ku m.: ood dhagax, iwm wax meel lagu wareejiyey ahaansho. ld maageersan, meegaaran, meegaarsan, waageeran,
maageerasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maageero. ld meegaarasho, waageerasho, weegaarasho.