Acuudu-billeyso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

Ka a.: wax shartooda Ilaah ka magan gelid. ld cawdu-billeyso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga acuudu-billeyso

acuudu-billaysasho | cawdu-billeyso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg