Adaadun
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Unkidda xoolo, aqal iwm la unko.
Adaadun
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay)Xoolo, aqal iwm unkid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adaadun ↴
adaadumid | hadaadun |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

