Hadaadun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cayrnimo iyo gaajo darteed oo la dalaabo. 2. ld hadaadumid.

Hadaadun

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)

Cayrnimo iyo gaajo darteed la dalaabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hadaadun

hadaadumid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg