Adaarbiciid

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Nagaar aan qodax lahayn oo ka baxa balliyada iyo togagga, wuxuu leeyahay miro kuwa bunka u eg, dhirta dawadana waa ka mid. ld adarbiciid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adaarbiciid

adarbiciid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg