Addoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-oommo, m.dh)

Nin aan xor ahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; cabiid; bidde.

Addoon

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-oomo, m.dh)

Naag aan xor ahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; biddad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga addoon

yaasiinmaddoone | faa'idaddoon | faa'iidaddoon | nabaddoon | aarsashaddoon | adamaddoon | addoonnimo | addoonsad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg