Adduun

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dhulka iyo waxa deggan; ifka lagu noolyahay; duni. 2. Hanti badan. ld adduunyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adduun

aakhiro | maaddiyad | daadduun | daadduun | daadduunshe | daadduunsii | daadduunsiin | nabad-jeceyl | tabaalo | Ururkii Qaramada |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg