Maaddiyad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fals.) Fikrad falsafadeed oo aammisan in adduunka aan jirin wax aan maaddo ahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maaddiyad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg