Adeegto
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Haweenay shaqo hoosaad ka qabata guryaha, xafiisyada iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adeegto ↴
agab | alaab | mindi | quraaqur | selled | wiciyad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg