Adiga

Qaabnaxa: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent Isrogrogga:

Magacuyaal tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah (lala hadlaha). ld adi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adiga

adi | annaaniyad | magacuyaal | xuluulo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg