Adkaysi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhibaato hawl, xanuun, dhabar'adayg u lahaansho; dulqaad. 2. ld adkaysasho.

Adkaysi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Awoodda difaaca jirka: waa cabbir adkeysanka jirka uu cudurrada u yeelan karo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adkaysi

daaddeg | adkaysan | adkaysasho | adkaysiinyo | adkaysin | adkayso | ayro | cabban |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg