Adkow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-kaaday, -kaatay)

1. Wax adag noqosho (wax). 2. Ka a.: wax ka lib helid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adkow

adkaansho | calooladkow | dhega-adkow | gacan-adkow | il-adkow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg