Afarran

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nalfey wax dhashay iyo saddexdeeda ilmood oo wadajira.

Afarran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax tiradoodu afar gaartay ahaansho; afar ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afarran

afarranaan | afarranaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg