Afdhabaandhab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Baaq si aayar ah afka gacanta loogu garaaco si cid hadlaysa loo aammusiiyo. 2. ld afdhabaandhabid.

Afdhabaandhab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Si cid hadlaysa loo aammusiiyo afka aayar gacanta ugu garaacid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afdhabaandhab

afdhabaandhabid | afdhabaandhaw |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg