afgembin
(m.dh)ld afgembiyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afgembin ↴
afgembiyid [m.f.dh]
eeg afgembi². ld afgembi¹ (3), afgembin.
inqilaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Dawlad dhisan si aan sharci ahayn ku beddelid; afgembin.
manjaxaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof taagan ama socda lugihiisa dhulka ka qaadid si uu u dhaco. 2. Xukun afgembin. ld majaxaabi, mijaxaabi, minjaxaabi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg