Aflaggaaddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Hadal qadaf ah oo cid lagu yiraahdo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aflaggaaddo

aflaggaaddee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg