afqays
(m.dh)Xiddigaha naafaha middooda seddexaad. ld afqoys.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afqays ↴
naafmadoobe [m.l]
Xiddigga labaad ee naafaha; wuxuu u dhexeeyaa naafcadde iyo afqays.
afqoys [m.dh]
ld afqays.
majin [m.dh] (-jamo/-jo/-anjo, m.l)
1. Xubin ka mid ah addimada xoolaha oo u dhexeysa jilibka iyo qoobka. 2. Xirmooyin yaryar oo loo qeybshay marduuf qaad ah middood. 3. Xiddig naafaha ka mid ah oo u dhexeysa afqaysta iyo koxdinta. ld mijin.
tar [m.dh]
1. Magac xiddig; afqays. 2. Bow-do.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg