naafmadoobe
(m.l)

Xiddigga labaad ee naafaha; wuxuu u dhexeeyaa naafcadde iyo afqays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naafmadoobe

naafcadde
[m.l]

Xiddigga naafaha ugu horreeya; wuxuu u dhexeeyaa afagaal iyo naafmadoobe.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg