aftiro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)Qof, wax sida dufan, caano iwm oo afkiisa ku yaal iska bi'in.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aftiro ↴
aftirasho [m.f.dh]
eeg aftiro.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg