afuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa,-rnayd)ld affuran.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afuran ↴
affuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Aan soommanayn. ld afuran, afursan.
indhafuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax feejigan ahaansho. 2. Wax meel shaqo iwm aad u kala yaqaan ahaansho. 3. Wax aan loo jeedin wax arka ahaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg