afuug
(m.l)Caws ka jaridda beer la geed qaaday. ld afuugid.
afuug
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)Beer la geed qaaday caws ka jarid. ld afruug².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afuug ↴
afruug [m.l]
ld afuugid.
afruug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
ld afuug².
afruugid [m.dh]
ld afuugid.
afuugid [m.f.dh]
eeg afuug². ld afruug¹, afruugid, afuug¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg