agabso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Cid ciirsi ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh agabso

agabsasho [m.f.dh]
eeg agabso. ld agabsad.

hagabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Aragti yari awgeed tartiib u socosho. 2. Wax aan la garanayn ka hadlid. ld hakabso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg