aguugan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gantay; -gmi)Wax la aguugay noqosho.
aguugan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)Wax la aguugay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aguugan ↴
aguugmid [m.f.dh]
eeg aguugan¹.
aguugnaan [m.f.dh]
eeg aguugan². ld aguugnaansho.
daguugan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax la daguugay noqosho.
damdaguugan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
D. ah: mugdi aan waxba loo jeedin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg