ahaateenaa
(Falkaab | Adverb)

“Ma wasiir baad noqotay?” “A.! Fiicnaan lahaydaa!”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ahaateenaa

agow [Erey Dareen | Exclamation]
Hadday u yaraato; xataa. Tus. “Agow ii ahaateenaa!”; “Agow roob di'i lahaayaa.”

an [qr.diid]
ld aan². ana qr. Hadday u yaraato; haddaan wax kale jirin; agow; xataa. Tus. “Ana ii ahaateenaa!”; “Ana roob di'i lahaayaa!” ld anaa².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg