Ahmin

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. Ariga intiisa shilis oo la suuq geyn karo. 2. Orgida iyo wananka dhufaanan ee beeca ama hilib loogu talagalay. ld ahmi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ahmin

ahmi | sahmin | wallamaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg