ajaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay: -rmi)Cid, wax ku qatalmid.
ajaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Cid wax ku qataltay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ajaran ↴
ajarmid [m.f.dh]
eeg ajaran¹.
ajarnaan [m.f.dh]
eeg ajaran². ld ajarnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg