ajarso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Ka a.: cid si ajar looga kasbado wax ay u baahantahay siin. ld ajarayso, ajirso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ajarso ↴
ajarayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld ajarso.
ajarsasho [m.f.dh]
eeg ajarso. ld ajaraysasho, ajarsad, ajarsi, ajirsad, ajirsasho.
ajirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld ajarso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg