aji
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)(aji, m.dh) 1. Qof nasab wanaagsan ka soo jeeda. 2. Soomaali.
qaaxoolaji*
Macnaha ereygan cidii garaneysa fadhlan kasoo jawaaba.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aji ↴
ibajiiqo [m.dh]
Yaraanta iyo ciriirinnimada uu yeesho caanamareenka naaska
ibajitaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax ibajito hayso ahaansho (neef geel ah).
ibajitaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibajitaysan. ld ibajitaysnaansho. ibajitaysan, ibajitaysnaansho
ibajitaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ibajitaysnaan. ibajitaysnaan
ibajito [m.dh]
Ibadaboole. Ibadaboole
ibajitoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibajitow ibajitow
ibajitow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday)
Neef geel ah oo ibajito naaska ka gashay noqosho.
xaaji [m.l] (xujay/-iyo, m.dh)
(diinta) Nin muslim ah oo waajibaadkii xajka gudanaya ama gutay.
caaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof in uu wax ka caago gayeysiin.
caajin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caaji. caaji