akeekan
(m.l)

1. Muran hagag ku jiro; cilaaq. 2. ld akeekamid.

akeekan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-amay, -antay; -ami)

Muran hagag ku jiro samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh akeekan

akeekamid [m.f.dh]
eeg akeekan². ld akeekan¹ (2).

bocoolaggurad [m.l]
Muran, akeekan. ld bocoolaggurasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg