alaalabbaq
(m.l)1. Baqdi aan aqoon ku dhisnay; baqdin qalo keento. 2. ld alaabbiqid.
alaalabbaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday; -biqi)Cabsi kaddaray ah dareemid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alaalabbaq ↴
alaalabbiqid [m.f.dh]
eeg alaalabbaq². ld alaalabbaq¹ (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg