alabbas
(m.l)

1. Orod aan caadi ahayn oo baqdini ku jirto. 2. ld alabbasid.

alabbas
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

Orod aan caadi ahayn oo baqdin ku jirto samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alabbas

alabbasid [m.f.dh]
eeg alabbas². ld alabbas¹ (2).

alabbaslays [m.l]
ld alabbasleyn.

alabbaslee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyey, -laysay)
Alabbas sameyn (nafley).

alabbasleyn [m.f.dh]
eeg alabbaslee. ld alabbaslays, alabbasmays, alabbasmeyn.

alabbasmays [m.l]
ld alabbasleyn.

alabbasmeyn [m.f.dh]
ld alabbasleyn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg