alalaas
(m.l)1. Mashxarad. 2. ld alalaasid.
alalaas
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)Mashxarad samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alalaas ↴
alalaasid [m.f.dh]
eeg alalaas². ld alalaas¹ (2).
mashxarad [m.dh] (-do, m.l)
Dhawaaq dheer, googo'an oo haweenku carrabkooda ku sameeyaan waqtiga farxadda, arooska iwm; alalaas; carrabdhow.
qalalaas [m.l]
Degganaan iyo xasilooni la'aan. ld qalalaase, qalalaaso.
qalalaase [m.l]
ld qalalaas.
qalalaaso [m.l]
ld qalalaas.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg