Mashxarad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Dhawaaq dheer, googo'an oo haweenku carrabkooda ku sameeyaan waqtiga farxadda, arooska iwm; alalaas; carrabdhow.
Mashxarad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Haween mashxarad samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mashxarad ↴
alalaas | carrabdhaw | mashxaradid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg