alawaad
(m.dh) (-do, m.l)Meel wax lagu karsado; jiko.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alawaad ↴
kushiin [m.l] (-nno, m.dh)
Qol cunnada lagu kariyo; jiko; alawaad.
madbakh [m.l]
Jiko; alawaad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg