alifley
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)1. Carruur dugsi ku jirta oo alifka dhigata. 2. Ciidamada inta alif sidata.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alifley ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg