Alkayn
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-no, m.dh)(kiim.) Koox ka tirsan haydarokaarboonnada aan dheregsanayn; loona yaqaan sitayliinno. Waxay wadaagaan naanaysta guud ee C H-na waa abyoone.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alkayn ↴
alifaatig |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg