alkuman
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-unnay,-unnantay; -unni)Wax la alkumay noqosho (gabar).
alkuman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-unnaa, -unnayd)Wax la alkumay ahaansho (gabar).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alkuman ↴
alkunmid [m.f.dh]
eeg alkuman¹.
alkunnaan [m.f.dh]
eeg alkuman². ld alkunnaansho.
amaamudan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la amaamuday ahaansho (hanti, aqal iwm); unkaman; alkuman.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg