Alkun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Nin ay gabadh u doonantahay.
Alkun
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-mo, m.l)Gabadh nin u doonan.
Alkun
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)1. Wax aan horee u jirin abuurid. 2. Ka a.: wax kale ka soo saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alkun ↴
alkumid | alkunmid | alkunnaan | alkunnaansho | amaamud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg