Allif
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld allifid.
Allif
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Maanso, muusiko, figrad cilmiyeed iwm curin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga allif ↴
maahmaah | allifaad | allife | allifid | curi | curis | kallif | kallif |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg