aloosan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, santay; -smi)Wax la aloosay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
aloosan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snaday)Wax la aloosay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aloosan ↴
aloosmid [m.f.dh]
eeg aloosan¹.
aloosnaan [m.f.dh]
eeg aloosan². ld aloosnaansho.
birmo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maday, -matay)
Meel dhibaato ka aloosantay si degdeg ah ugu ciidamid.
furun [m.dh]
1. Maro ay raggu kor ka qaataan. 2. Goobta dagaalku ka aloosanyahay. ld furin².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg