amakaagsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax amankaag hayo ahaansho. ld amankaagsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amakaagsan ↴
amakaagsanaan [m.dh]
ld amakaagsanaansho, amankaagsanaan, amankaagsanaansh
amakaagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld amakaagsanaan.
amankaagsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4]
ld amakaagsan.
amankaagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld amakaagsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg