amankaagsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4)

ld amakaagsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amankaagsan

amakaagsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax amankaag hayo ahaansho. ld amankaagsan.

amakaagsanaan [m.dh]
ld amakaagsanaansho, amankaagsanaan, amankaagsanaansh

amankaagsanaan [m.f.dh]
ld amakagsanaan.

amankaagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld amakaagsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg