Ambalaas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Baabuur gaar ah oo loogu tala galay in si degdeg ah cid aad u jirran ama dhaawac ah loogu gaarsiiyo isbitaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ambalaas


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg