Ammuur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nooc xamaaratada ka mid ah oo muluca u eg kase weyn oo leh midab bunni ah. ld amuur.

Ammuur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

1. Arrin; mushkilo. 2. Allabari. ld ummuur.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ammuur

ummuur | ummuuraysan | ummuuraysnaan | ummuuraysnaansho | afgammuur | afgammuur | afgammuuran | afgammuuran | afgammuurid | afgammuurmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg