Aneexo
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:(bot.) Geed nagaar faalala oo leh caleemo yaryar oo xanaf leh iyo miro kulkulucsan oo la cuno. ld uneexo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aneexo ↴
uneexo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg