Anfac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Waxtarka cuntadu jirka u leedahay; dheef; nafaqo. 2. Anfaco: cunto. 3. ld anficid.
Anfac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -fici)Cid faa'iido u yeelasho (wax).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anfac ↴
anfaco | anficid | dhukubo | manfac | manfaco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg