anficid
(m.f.dh)

eeg anfac². ld anfac¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh anficid

anfac [m.l]
1. Waxtarka cuntadu jirka u leedahay; dheef; nafaqo. 2. Anfaco: cunto. 3. ld anficid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg