Anoofeles

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

(baay.) Kaneecada dheddig oo qaadda noolaha duumada keena, dadkuna qaniinyadeeda ayaa duumada u keena.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anoofeles


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg